HomeWararAl-Shabaab oo weerar dhaba-gal ah ku qaaday Kolonyo ay la sodeen Ciidamada...

Al-Shabaab oo weerar dhaba-gal ah ku qaaday Kolonyo ay la sodeen Ciidamada Kenya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayan in halkaasi deegaano ka tirsan Maanta uu ka dhacay dagaal xoogan. Dagaalkaasi ayaa waxaa la sheegay in uu u dhaxeeyay Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya iyo dagaalamayaasha Al-shabaab,waxaana la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan. Waxaa la sheegay in dagaalkan uu yimid kadib markii Al-shabaab […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayan in halkaasi deegaano ka tirsan Maanta uu ka dhacay dagaal xoogan.

Dagaalkaasi ayaa waxaa la sheegay in uu u dhaxeeyay Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya iyo dagaalamayaasha Al-shabaab,waxaana la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

- Advertisement -

Waxaa la sheegay in dagaalkan uu yimid kadib markii Al-shabaab ay weerar dhabo ahaa ay ku qaadeen Kolonyo  ay ka socdeen Ciidamada Kenya xili ay ku socdaal ku marayeen wadada xiriirisa deegaanada Faxfax dhuun iyo Girileey ee Gobolka Gedo,iyadoo dagaalka uu ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray labada dhinac.

Dhinaca kale War qoraal ah oo lagu daabacay baraha Internet-ka Al-shabaab ayaa waxa ay ku sheegeen in dagaalka ay la galeen Ciidamada Kenya uga dileen 3 askari oo Kenyaan ah,halka tirro kalena ay ku dhaawaceen.

Sidoo kale Al-shabaab ayaa sheegay in mid kamid ahaa Kolonyadii ay la socdeen Ciidanka Kenya ku gubeen weerarka ka dhacay Gobolka Gedo.

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts