HomeCaalamkaAkhriso:-Yaa ku guuleystay Doorashadii Madaxtinimadda dalka Nigeria?

Akhriso:-Yaa ku guuleystay Doorashadii Madaxtinimadda dalka Nigeria?

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Guddiga Doorashadda ee dalkaasi waxay ku dhawaaqeen inuu Madaxweyne Maxamadu Buhaari mar 2-aad ku guuleystay Doorashadii Madaxtinimadda ee bilowgii isbuucan ka dhacday dalkaasi. Madaxweyne Buhaari oo 76-jir ah ayaa la sheegay inuu helay 56% cod-bixintaasi, halka Murashaxa 2-aad ee ku xigay oo lagu magacaabo Atiku Abubakar oo 72 jir uu helay 41%. Qoraal uu Madaxweyne […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga Doorashadda ee dalkaasi waxay ku dhawaaqeen inuu Madaxweyne Maxamadu Buhaari mar 2-aad ku guuleystay Doorashadii Madaxtinimadda ee bilowgii isbuucan ka dhacday dalkaasi.

Madaxweyne Buhaari oo 76-jir ah ayaa la sheegay inuu helay 56% cod-bixintaasi, halka Murashaxa 2-aad ee ku xigay oo lagu magacaabo Atiku Abubakar oo 72 jir uu helay 41%.

- Advertisement -

Qoraal uu Madaxweyne Buhaari soo dhigay bartiisa Twitter-ka waxa ka muuqada isagoo dhoola-caddaynaya, isla markaana ay ku hareeraysan yihiin shaqaalaha Xafiiskiisa Ololaha Doorashadda.

Dhanka kale, Siyaasiyiinta Mucaaradka ee dalkaasi waxay ka biyo-diideen Natiijadda, iyadoo in ka badan 260 qof lagu dilay tan iyo markii ay Ololaha doorashadda Nigeria bilowdeen bishii October ee sannadkii hore.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts