HomeWararBooliska Kenya oo sheegtay inay iska caabiyeen Weerar Al-shabaab ay ku soo...

Booliska Kenya oo sheegtay inay iska caabiyeen Weerar Al-shabaab ay ku soo qaadeen

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Saraakiisha Ciiddanka Khaaska Booliska Kenya ee GSU ee ku sugan Xeradda Dabasiti ee Degmadda Mandheera ayaa sheegay inay iska caabiyeen weerar ay Al-shabaab xalay ku soo qaadeen Xeradaasi.

Wargeyska The Star ee ka soo baxa magaalladda Nairobi waxa uu ka soo xigtay mid ka mid ah Askarta xeradaasi oo lagu magacaabo Fensent Makau inay Dagaalamayaal Alshabaab so oqaadeen weerarkaasi abaarihii 8-dii fiidnimo ee xalay, waa sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Taliyaha Boliska Gobalka Waqooyiga Kenya, Bawl Soy waxa uu sheegay in aysan wax Ciiddan ah kaga dhaawacmin weerarka Alshabaab, isla markaana ay weli ku hawlan yihiin baaritaanka faahfaahinta kale wixii xalay dhacay.

Si kastaba ha ahaatee, Dagaalamayaasha Alshabaab weli kama hadlin weerarka ay Boliska Kenya sheegteen inay iska waabiyeen, waxaana la og yahay inay Alshabaab hawlgallo qorsheysn ka fuliyaan gudaha Kenya, gaar ahaan Fariisimadda Hay’addaha Ammaanka Kenya ku leeyihiin Gobalka W/bari ee dalkaasi o okaabiga ku haya xuduudka Kenya la wadaagto Somalia.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories