HomeMaqalDhageyso:-Maamulka G/Shabeellaha Dhexe oo ka hadlay amniga Wadada xiriirisa Muqdisho iyo Jowhar

Dhageyso:-Maamulka G/Shabeellaha Dhexe oo ka hadlay amniga Wadada xiriirisa Muqdisho iyo Jowhar

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan (Axmed faal) ayaa ka hadlay amniga Wadada u dhexeeysa Magaalada Muqdisho iyo Jowhar. Guddoomiye Axmed faal oo la hadlay Warbaahinta Dalsan ayaa sheegay in qorshaha  sugida amniga Wadadaasi weli uu taagan yahay,isla markaana sidii wax looga qaban lahaa amniga wadada ay u gudbiyeen Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda iyo dowlada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan (Axmed faal) ayaa ka hadlay amniga Wadada u dhexeeysa Magaalada Muqdisho iyo Jowhar.

Guddoomiye Axmed faal oo la hadlay Warbaahinta Dalsan ayaa sheegay in qorshaha  sugida amniga Wadadaasi weli uu taagan yahay,isla markaana sidii wax looga qaban lahaa amniga wadada ay u gudbiyeen Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda iyo dowlada Dhexe.

- Advertisement -

Isaga oo sii hadlayay ayaa waxa uu sheegay in ka maamul ahaa ay dowlada Federaalka u gudbiyeen sida lagu xalinkaro amniga Wadada xiriirisa Muqdisho Iyo Jowhar oo ay weeraro ka geystaan Al-shabaab.

Wadadda isku xirta Magaalada Muqdisho iyo Jowhar ayaa waxaa dhowr Jeer oo horey Al-shabaab ay uga fuliyeen weeraro dhabo-gal ahaa ,kuwaasi oo lagu dilay Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabeelle iyo Ciidamada AMISOM,waxaana halkaasi shalay deegaan ku yaalla oo lagu magacaabo Ilbaq qarax lagula eegtay Kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan AMISOM oo kusii jeeday Magaalada Jowhar.

 

- Advertisement -

Hoos ka Dhageyso Codka Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts