HomeWararSawirro:-Taliyaha Ciidanka Asluubta Suudaan oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho

Sawirro:-Taliyaha Ciidanka Asluubta Suudaan oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wafdi uu horkacayo Taliyaha Ciidanka Asluubta ee wadanka Suudan Sareye Guud Xatim Alnuur Cabdulqaadir ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho, iyadoo socdalkiisa ay ku wehlinayeen ku-xigeenadiisa  iyo sarakiil ka tirsan ciidanka Asluubta Suudaan kaddib casuumaad uu ka helay  Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareye Guud Bashiir Maxamed Jaamac. Taliyaha Ciidanka Asluubta  ee dalka Suudaan  iyo wafdigiisa ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wafdi uu horkacayo Taliyaha Ciidanka Asluubta ee wadanka Suudan Sareye Guud Xatim Alnuur Cabdulqaadir ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho, iyadoo socdalkiisa ay ku wehlinayeen ku-xigeenadiisa  iyo sarakiil ka tirsan ciidanka Asluubta Suudaan kaddib casuumaad uu ka helay  Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareye Guud Bashiir Maxamed Jaamac.

Taliyaha Ciidanka Asluubta  ee dalka Suudaan  iyo wafdigiisa ayaa maalinta beri ah waxay ka qeyb galidoonaan xuska maalinta ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo ku asteysan 22 February oo ah markii la aas aasay ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Sareye Guud Xatim Alnuur Cabdulqaadir ayaa sheegay in socdalkiisa uu ku qotomo ka qeybgalka munaasabadad Ciidanka Asluubta, islamarkana ay isdhafsan doonaan asiga iyo dhigiisa qibradaha dhanka ciidanka.

Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareye Guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa uga mahadceliyay Taliyaha booqashada uu ku yimid iyo sida uu u aqbalay casuumaddii loo fidiyay.

Xarumaha Ciidanka Asluubta ayaa waxaa ka socda diyaar garoow ku aadan xuska sanad guurada ciidanika Asluubta, iyadoo taliska ciidanka Asluubta munasabadda ku soo bandhigi doonaan waxqabadka sanadkii tegay 2018-ka

- Advertisement -

Dhanka kale waxaa xaflad soo dhaweyn ah u sameeyay  Taliyaha ciidanka asluubta  Wadanka Suudaan Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Dahiir Aadan Cilmi Indhaqarshe, waxaa halkaasi ku sugnaa Taliyaha Ciidamad qalabka sida sarakiil ciidan iyo xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts