HomeWararSaraakiil Tacaddiyo u geystay Wariyeyaal oo lagu xiray Muqdisho

Saraakiil Tacaddiyo u geystay Wariyeyaal oo lagu xiray Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Warbixin uu siiyay Taliyaha Ururka 60-aad Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geelle, ayaa lagu sheegay in Saddex Sarkaal ay u xiran yihiin tacaddiyadii dhawaan Magaalada Muqdisho loogu geystay wariyeyaal Soomaaliyeed. War qoraal ah oo lagu daabacay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa lagu sheegay in Saddexdan Sarkaal ay haatan ku jiraan Gacanta […]

- Advertisement -

Warbixin uu siiyay Taliyaha Ururka 60-aad Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geelle, ayaa lagu sheegay in Saddex Sarkaal ay u xiran yihiin tacaddiyadii dhawaan Magaalada Muqdisho loogu geystay wariyeyaal Soomaaliyeed.

War qoraal ah oo lagu daabacay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa lagu sheegay in Saddexdan Sarkaal ay haatan ku jiraan Gacanta Laanta Hay’adda Dembi Baarista ee Booliiska dowlada Soomaaliya.

- Advertisement -

18kii Bishan ee 2019 ayaa Magaalada Muqdisho waxaa tacaddiyo loogu geystay Wariyeyaal,kuwaasi oo xiliga falka uu dhacayay ku guda jiray howlo  shaqo ay ka wadeen Isgoyska Banaadir ee Muqdisho.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories