HomeCaalamkaAMISOM oo Ciiddanka Somalia ku wareejinaysa Kulliyadii hore ee Jaalle SIYAAD.

AMISOM oo Ciiddanka Somalia ku wareejinaysa Kulliyadii hore ee Jaalle SIYAAD.

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Taliska Hawlgalka AMISOM ayaa lagu sheegay inay dabayaaqadda bishan Feberaayo.Ciiddanka DFS  ku wareejin doonaan Kulliyadii hore ee Jaalle Siyaad ee magaalladda Muqdisho.   Xaruntii hore ee Kulliyadda Jaalle Siyaad waxaa horey ugu sugnaa Ciiddanka Burundi ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM, kuwaasi oo halkaasi degganaa taan iyo sannadkii 2011-kii.   […]

- Advertisement -

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Taliska Hawlgalka AMISOM ayaa lagu sheegay inay dabayaaqadda bishan Feberaayo.Ciiddanka DFS  ku wareejin doonaan Kulliyadii hore ee Jaalle Siyaad ee magaalladda Muqdisho.

 

- Advertisement -

Xaruntii hore ee Kulliyadda Jaalle Siyaad waxaa horey ugu sugnaa Ciiddanka Burundi ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM, kuwaasi oo halkaasi degganaa taan iyo sannadkii 2011-kii.

 

Ergayga Khaaska ee Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika ugu qaabilsan Arrimaha Somalia,

- Advertisement -

Ambassador Francisco Madeira  ayaa ku dhawaaqay Go’aankaasi, kadib, markii ay isaga iyo Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federalka Somalia, Maxamed Cali Xaggaa kormeer hubin ah ku tegaeen Xaruntii hore ee Kulliyadda Jaalle Siyaad oo ku taalla Degmadda Hodan ee magaalladdan Muqdisho.

Ambassador Francisco Madeira  waxa kale oo uu sheegay inay dayactireen Kulliyadda Jaalle Siyaad, isla markaana ay Ciiddanka Somalia ku wareejin doonaan qalab ay  Ciiddanka Burundi halkaasi ugu tegi doonaan, lana dayactiray Ceel-biyoodka ku yaalla Kulliyaddaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories