HomeWararQarax lala eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya iyo Khasaaro ka dhashay

Qarax lala eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya iyo Khasaaro ka dhashay

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Wararka aan ka heleyno Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi saakay qarax lagula eegtay Kolonyo ay la socdeen Ciidamada Itoobiya. Qaraxaasi ayaa waxaa la sheegay in Ciidamada lagula eegtay gudaha Degmada Baardheere xili ay socdaal ku marayeen halkaasi ,waxaana ka dhashay Khasaaro isugu jira  dhimasho iyo dhaawac. Dadka deegaanka ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi saakay qarax lagula eegtay Kolonyo ay la socdeen Ciidamada Itoobiya.

Qaraxaasi ayaa waxaa la sheegay in Ciidamada lagula eegtay gudaha Degmada Baardheere xili ay socdaal ku marayeen halkaasi ,waxaana ka dhashay Khasaaro isugu jira  dhimasho iyo dhaawac.

- Advertisement -

Dadka deegaanka ayaa waxa ay sheegeen in jugta qarax si weyn looga maqlay gudaha Degmada Baardheere,iyadoona warar kala duwan ay ka soo baxayan qaraxa.

Ugu yaraan 10 Askari oo ka tirsan Ciidamada Itoobiya ayaa ku geeriyooday qaraxaasi,halka tiro kale ay ku dhaawacmeen,kadib markii saakay gaari ay la socdeen uu haleelay qarax miino ah oo wadadda lagu Aasay.

Ilaa iyo hada ma jiro wax war oo ka soo baxay Saraakiisha Ciidamada dowlada Soomaaliya ee ku sugan Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo oo ay uga hadlayaan qaraxii ka dhacay halkaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts