HomeWararSawirro:-Shirweyne Qaran oo ka socda Magaalada Muqdisho

Sawirro:-Shirweyne Qaran oo ka socda Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Shirweynaha Qaran ee soo bandhigida iyo xaqiijinta hanaanka dhab-u-heshiisiinta Qaran ayaan maanta ka furmay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galaya Guddoomiyaha Aqalka Sare ee dalka Cabdi Xaashi Cabdullaahi,Wasiirka Wasaarada Arrimaha gudaha Cabdi Maxamed Sabriye,Wasiirka ganacsiga Maxamed Cabdi Xayir Maareeye,Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Cabdulaahi Xamuud,xildhibaano ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka,xubno ka socda maamul Goboleedyada dalka iyo qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada.

- Advertisement -

Shirweynaha Qaran ee soo bandhigida iyo xaqiijinta hanaanka dhab-u-heshiisiinta Qaran ayaa waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha gudaha Xukuumadda Soomaaliya.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories