HomeWararGanacsatada Soomaaliyeed oo ku dhawaaqay inay joojiyeen qaadkii ka imaan jiray Kenya

Ganacsatada Soomaaliyeed oo ku dhawaaqay inay joojiyeen qaadkii ka imaan jiray Kenya

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Guddiga Ganacsatada Soomaaliyeed ee qaadka ayaa Maanta  Magaalada Muqdisho waxa ay uga dhawaaqeen in ay joojiyeen qaadkii ay ka keeni jireen dalka Kenya, kadib markii uu circa isku shareeray khilaafka diplumaasiyadeed ee soo kala dhex galay Soomaaliya iyo Kenya. Guddiga ayaa sheegay in qaadkii ay ka keeni jireen  dalka Kenya in ay u wareejiyeen dalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga Ganacsatada Soomaaliyeed ee qaadka ayaa Maanta  Magaalada Muqdisho waxa ay uga dhawaaqeen in ay joojiyeen qaadkii ay ka keeni jireen dalka Kenya, kadib markii uu circa isku shareeray khilaafka diplumaasiyadeed ee soo kala dhex galay Soomaaliya iyo Kenya.

Guddiga ayaa sheegay in qaadkii ay ka keeni jireen  dalka Kenya in ay u wareejiyeen dalka Itoobiya haatan wixii ka dambeeyana ganacsiga qaadka uu halkaas u wareegay,go’aanka ganacsatada ayaa aad looga war dhowrayay maalmihii la soo dhaafay.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Ganacsatada Soomaaliyeed ee qaadka Qooje Maxamuud ayaa shaaciyay in iyaga oo la safan dowladooda ay joojiyeen qaadka ,isla markaana ay taageersan yihiin difaacidda dhulka iyo badda Soomaaliya.

Arrintaa ayaa ku soo beegmeysa iyada oo dowladda Kenya dhawaan ay la baxday Safiirkeedii joogay magalada Muqdisho halka kii Soomaaliya u joogay dalkaasna dib u soo celisay,waxaana isi soo taraya muranka xuduud badeedka ee u dhaxeeya labada dal kaas oo sii xoogeystay markii Soomaaliya Shirkadihii shidaal baarisyta ka sameeyay Soomaaliya ay shir kula yeelatay London si ay ugu soo bandhigaan baaritaanadii ay sameeyeen iyo meelaha uu ku jiro Shidaalka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts