HomeWararFaah Faahin:-Weerar ka dhacay Magaalada Baydhabo

Faah Faahin:-Weerar ka dhacay Magaalada Baydhabo

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar loo adeegsaday Bam gamcmeed oo xalay ka dhacay Magaalada Baydhabo oo Xarun KMG u ah maamulka Kooonfur Galbeed Soomaaliya.

Weerarkaasi ayaa waxaa la sheegay in lagu qaaday dhismyo ay Baydhabo ka degan tahay Hay’adda Samafal oo ka howlgasha Magaaladaasi.

- Advertisement -

Goobjoogayaal ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in Weerarka Bam gacmeedka ahaa ee lagu tuuray dhismaha Hay’adda uusan geysan wax Khasaaro ah.

Dhinaca kale  Ciidamada Booliska maamulka Koonfur Galbeed oo howlgal baaritaano ah ka sameeyay Magaalada Baydhabo ayaa waxa ay ku soo qabteen qofkii ka dambeeyay weerarkaasi,isla markaana lagu xiray Saldhiga Booliska Magaalada Baydhabo.

Magaalada Baydhabo oo Xarun KMG u ah maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa mararka qaar ka dhaca weeraro kala duwan,kuwaasi oo Mas’uuliyadooda sheegta Al-shabaab.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories