HomeWararMadaxweynaha Jubbaland oo Maanta magacaabis sameeyay (Wareegto)

Madaxweynaha Jubbaland oo Maanta magacaabis sameeyay (Wareegto)

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa waxaa lagu magacaabay Gudoomiyaha Cusub ee Guddiga Shaqada iyo Shaqaalaha iyo ku xigeenadiisa ee dowlada Goboleedka Jubbaland. Gudoomiyaha Cusub ee Guddiga Shaqada iyo Shaqaalaha ee Jubbaland ayaa waxaa loo magacaabay in uu noqdo Sayid Ibraahim Maxamed,waxaana kuxigeenadii la dhigay Ayaan Isaaq Xuseen,Yuusin Cali […]

- Advertisement -

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa waxaa lagu magacaabay Gudoomiyaha Cusub ee Guddiga Shaqada iyo Shaqaalaha iyo ku xigeenadiisa ee dowlada Goboleedka Jubbaland.

Gudoomiyaha Cusub ee Guddiga Shaqada iyo Shaqaalaha ee Jubbaland ayaa waxaa loo magacaabay in uu noqdo Sayid Ibraahim Maxamed,waxaana kuxigeenadii la dhigay Ayaan Isaaq Xuseen,Yuusin Cali Sheegow,Cabdullaahi Xuseen Kulmiye.

- Advertisement -

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa waxa uu Alle uga baryay in uu Mas’uuliyiita kor ku xusan uu u fududeeyo gudashada waajibaadooka Shaqo.

Hoos ka Akhriso Wareegtada ka soo baxsay Xafiiska Madaxweynaha Jubbaland

- Advertisement -

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories