HomeWararSawirro:-Shir u dhaxeeya Dowladda Soomaaliya iyo Beesha caalamka oo ka furmay Muqdisho

Sawirro:-Shir u dhaxeeya Dowladda Soomaaliya iyo Beesha caalamka oo ka furmay Muqdisho

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Shirka heerka sare deeqbixiyeyaasha ee taageeridda wacyigalinta qaranka oo ay kasoo qeybgaleen madax ka tirsan dowladda federaalka ah, dowlad gobolleedyada iyo madax ka socota beesha caalamka ayaa Maanta ka furmay muqdisho.

Waxaa goobjoog ka ah shirkaan wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska,wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya masuuliyiin ka socda maamul-gobaleedyada iyo xubno sar sare oo ka socda beesha caalamka.

- Advertisement -

Dhamaadka shirkaan waxa lagu soo bandhigi doonaa wixii la isla meel dhigay ee ku aadan istaraatiijiyadda wacyigelinta qaranka hanaanka deeqbixiyaasha iyada oo xubnaha metelaya maamulada dalka ka jirana ay deegaanadooda dib ugu celin doonaan hanaanka si looga hirgelinayo. 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories