HomeMaqalDhageyso:-Jawaabta ay dowlada Soomaaliya ka bixisay hadalkii ka soo baxay Kenya

Dhageyso:-Jawaabta ay dowlada Soomaaliya ka bixisay hadalkii ka soo baxay Kenya

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

War-saxaafadeed ka soo baxay dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay qoraalkii dowlada Kenya ku amartay in danjiraha Soomaaliya u joogay dalkaasi uu isaga baxo.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shacabka Soomaaliyeed u xaqiijisay in ay u taagan tahay ilaalinta madaxbannaanida, qarannimada, midnimada iyo wadajirka dhuleed iyo badeed ee Jamhuuriyadda Federaalka  Soomaaliya.

- Advertisement -

Sidoo kale dowlada Soomaaliya waxa ay sheegtay in qoraalka ay soo saartay Kenya ay ku jiraan qodobo meel ka dhac weyn ku ah dowladnimada, sharafka, iyo deris-wanaagga ka dhaxeeya labada shacab.

 

Hoos ka Dhageyso War-saxaafadeedka kasoo baxay dowlada Soomaaliya

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories