HomeWararSawirro:-Maxaabiis ku xiran Xabsiga Dhexe oo Maanta shahaadooyin la guddoonsiiyay

Sawirro:-Maxaabiis ku xiran Xabsiga Dhexe oo Maanta shahaadooyin la guddoonsiiyay

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wasiirka Waxbarashada Xukumada Fedaraalka ah ee Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa waxaay ka qeyb galeen xaflad shahaadooyin lagu gudoonsiinayay maxaabiis ku xiran Xabsiga Dhaxe ee Xamar. Maxabiistaan oo tiradood gareysa 38-ruux ayaa waxay barteen xirfado kala duwan oo ay ka mid tahay saxaafada iyo computarka  oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Waxbarashada Xukumada Fedaraalka ah ee Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa waxaay ka qeyb galeen xaflad shahaadooyin lagu gudoonsiinayay maxaabiis ku xiran Xabsiga Dhaxe ee Xamar.

Maxabiistaan oo tiradood gareysa 38-ruux ayaa waxay barteen xirfado kala duwan oo ay ka mid tahay saxaafada iyo computarka  oo ay ka barteen iskuulka rajo oo ku dhex-yaal  gudaha Xabsiga dhex  ee Xamar.

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Asluubta  Soomaaliyeed sareeye guud Bashiir maxamed jaamac ayaa wax lagu farxo ku tilmayay in maxaabiis lagu soo eedeyay dambiyo kala duwan taliska ciidanka asluubta ay baraan xirfado mastaqbalkooda wax u tari kara.

Taliyaha ayaa ku dhiirageliyay maxaabiista maanta shahaadooyinka la gudoonsiiyay iney ka waan tooban dambiyada loo heesto.

Qarkamid ah maxaabiista maanta qalinjibiyay ayaa sheegay iney ku faraxsan yihiin guusha ay gaareen iyagoo xabsiga ku jira,waxayna uga mahad celiyeen taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo fursadaan siiyay.

- Advertisement -

Wasiirka Waxbarashada  Xukuumada federaalka ah ee Soomaaliya  Cabdullaahi Goodax Barre ayaa bogaadiyay talaabada taliska Ciidanka Asluubta ay qadeen oo  ku aadan waxbarashada maxaabiista.

Madaxda sare ee dalka ayaa ku bogaaday taliska Ciidanka Asluubta tallaabooyinka horumarka leh ay ka wadaan xabsiga dhexe iyo Maxaabiista ku xiran.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts