HomeWararDowladda Kenya oo u yeertay Danjirihii u joogay Soomaaliya & Tarzan...

Dowladda Kenya oo u yeertay Danjirihii u joogay Soomaaliya & Tarzan oo laga codsay inuu dalkiisa dib ugu laabto

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

War qoraal ah oo ka soobaxay dowladda Kenya ayaa  lagu faray Safiirka Keenya u jooga magaalada Muqdisho si deg deg ah in uu uga soobaxo dalka Soomaaliya,iyada oo sidookalana dowladda Kenya ay amartay Safiirka Soomaaliya u jooga Keenya in uu dhaqso kaga baxo dalkaas.

Xiisaddaan diblumaasiyadeed ayaa ka dhalatay sida dowlada Kenya ay sheegtay in Shidaalka ay suuq geyneyso Soomaaliya ay ku jiraan xirmooyin kamid ah Shidaal ay leedahay dowlada Kenya.

- Advertisement -

Dhinaca kale ilaa iyo hada ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dowlada Federaalka Soomaaliya oo ku aadan arrintaan.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories