HomeWararCiidamada Jubbaland oo howlgal ka dhan ah Al-shabaab ka sameeyay Jubbada Hoose

Ciidamada Jubbaland oo howlgal ka dhan ah Al-shabaab ka sameeyay Jubbada Hoose

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Ciidanka Maamulka Jubaland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa howlgalo ay ka sameeyeen deegaano hoostaga degmada Af-Madoow ee Gobalka Jubbada Hoose waxaana ay sheegeen Saraakiisha maamulkaas in ay ku dileen xubno ka tirsan Al-shabab. Howlgalkaan ayaa ciidamada Daraawiishta Jubbaland waxa ay ka sameeyeen deegaanka Weel-maaro oo hoostaga Degmada Af-madoow,intii uu socday howlgalka ayaa la sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Maamulka Jubaland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa howlgalo ay ka sameeyeen deegaano hoostaga degmada Af-Madoow ee Gobalka Jubbada Hoose waxaana ay sheegeen Saraakiisha maamulkaas in ay ku dileen xubno ka tirsan Al-shabab.

Howlgalkaan ayaa ciidamada Daraawiishta Jubbaland waxa ay ka sameeyeen deegaanka Weel-maaro oo hoostaga Degmada Af-madoow,intii uu socday howlgalka ayaa la sheegay in uu dagaal kooban dhexmaray Al-shabaab iyo Ciidanka Jubbaland.

- Advertisement -

Saraakiisha ciidanku waxa ay sheegeen in ay sii wedayaan howlgalka ay ka wadaaan deegaanadaas hase’ahaatee waxa ay ka gaabsadeen in ay shaaciyaan tirada dagaalamayaasha Shabaabka ah ee lagu dilay howlgalka ka dhacay deegaano hoostaga degnada Af-madoow ee Gobalka Jubbada Hoose.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts