HomeWararXiisad ka taagan degmada Baardheere iyo Ciidamo la wareegay xarunta degmada

Xiisad ka taagan degmada Baardheere iyo Ciidamo la wareegay xarunta degmada

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Wararka aanu ka helayno magaalada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo milatari ah ay la wareegeen xarunta uu ku shaqeynayay maamulka magaalada,Ciidankaan ayaa wararku waxa ay sheegayaan in ay la wareegeen goobaha muhiimka ah sida Xurnta degmda iyo Saldhiga halkaas oo ay xirteen.

Ciidanka la wareegay magaalada waxaa ka soobaxaya warar kala duwan iyada oo wararka qaarkood ay sheegayaan in ciidamadaan ay ka amar qaataan Gudoomiye ku xigeenka degmada Ismaaciil Sheeikh Axmed oo ka gadoodsan sida la sheegay isbedel lagu sameeyay maamulka.

- Advertisement -

Warar kale oo ay heleyso Idaacada dalsan ayaa ku waramaya in ciidamadaan oo u badan milatari in ay yihiin kuwii sugi jiray amaanka degmada iyo masuuliyiinta maamulka degmada amnigooda isla markaana ay doonayaan mushaarkoodii oo ka maqa.

Ilaa iyo haatan ma jirto cid ka hadashay ciidamadaan gadoodsan ee la wareegay xarunta maamulka degmada Baardheere ee gobalka,waxaana warqad ka soobaxday maamulka Jubaland xilkii looga qaaday masuuliyiintii hore u maamuleysay degmada kadib khilaaf muddoyinkii dambe jiray.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories