HomeWararDhageyso:-Taliska Booliiska Puntland oo amar adag ka soo saaray Tahriibka

Dhageyso:-Taliska Booliiska Puntland oo amar adag ka soo saaray Tahriibka

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Taliska booliiska Puntland ayaa digniin culus u jeediyay dadka wax tahriibiya ee ku sugan magaalada Boosaaso ee gobalka Bari waxaana sheegay in ay talaabo ka qaadayaan dadka sida dhuumaalaysiga tahriibinta u wada isla markana laga qaadayo talaabo sharci ah kadib markii ay kor dhiyeen howlgalada lagula dagaalamayo kooxahaan. Taliyaha Ciidabka booliiska Puntlan Gen: Muxuudiin Axmed […]

- Advertisement -

Taliska booliiska Puntland ayaa digniin culus u jeediyay dadka wax tahriibiya ee ku sugan magaalada Boosaaso ee gobalka Bari waxaana sheegay in ay talaabo ka qaadayaan dadka sida dhuumaalaysiga tahriibinta u wada isla markana laga qaadayo talaabo sharci ah kadib markii ay kor dhiyeen howlgalada lagula dagaalamayo kooxahaan.

Taliyaha Ciidabka booliiska Puntlan Gen: Muxuudiin Axmed Muuse oo la hadlay Suxufiyiinta ayaa sheegay in kooxahaan ay bedeleen goobihii markii hore ay dadka ka tahriibi jireen laakiin uu sheegay in ay la socdaan meelaha kale ee ay u wareejiyeen cid kasta oo falkaas lagu helana sharciga ay la tiigsanayaan.

- Advertisement -

Maalmihii la soo dhaafay waxaa magaalada Boosaaso ee gobalka Bari howlgalo adag oo ay wadeen ciidanka booliiska Puntland oo lagu baadi goobayay dadka dilalka ka geysta gudaha iyada oo uu barbar socday howlgal kale oo lagula dagaalamayay dadka wax tahriibiya eek u sugan deeganada maamulkaas.

Halkaa Ka Dhageyso Codka Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories