HomeWararCiidamo Booliis ah oo tababar loogu soo xirayo Magaalada Jowhar

Ciidamo Booliis ah oo tababar loogu soo xirayo Magaalada Jowhar

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Waxaa Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle ka socota munaasabad tababar loogu soo xirayo ciidamo cusub oo ka mid noqonaya kuwa booliska Soomaaliya kuwaas oo dhowr bil tababar ku qaadanayay xarumo ku yaal magaalada Jowhar. Munaasabadda tababarka loogu soo xirayo ciidankaan waxaa goob joog ka ah wasiirka amniga xukumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar islow saraakiil ciidan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle ka socota munaasabad tababar loogu soo xirayo ciidamo cusub oo ka mid noqonaya kuwa booliska Soomaaliya kuwaas oo dhowr bil tababar ku qaadanayay xarumo ku yaal magaalada Jowhar.

Munaasabadda tababarka loogu soo xirayo ciidankaan waxaa goob joog ka ah wasiirka amniga xukumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar islow saraakiil ciidan iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabelle oo iyagu deegaanadooda lagu diyaariyay ciidankaa.

- Advertisement -

Ciidankaan ayaa la sheegay in ay kor u dhaafayaan 200-askar boolis ah waxaana ay ka qeyb qadan doonaan sugidda amaanka magaalada Jowhar iyo deegaanada kale eek u dhadhow sida masuuliyiin ka tirsan dowladda ay u sheegeen warbaahita.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts