HomeWararAkhriso:-Wasiirka amniga Soomaaliya oo magacaabis sameeyay

Akhriso:-Wasiirka amniga Soomaaliya oo magacaabis sameeyay

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa waxaa lagu magacaabay Agaasime kuxigeenka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha.

Agaasime ku xigeenka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa waxaa loo magacaabay in uu noqdo Xasan Cabduqaadir Maxamed.

- Advertisement -

Wareegtada lagu magacaabay Xasan Cabduqaadir Maxamed ayaa waxaa la Ogeysiiyay Agaasimaha Guud Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha,dhammaan Mas’uuliyiinta ka tirsan Wasaaradda amniga, iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan  Cali Kheyre.

 

Hoos ka Akhriso Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Wasiirka amniga.

- Advertisement -

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories