HomeCaalamkaTrump oo ugu baaqay Ilhaan Omar inay iska casisho Kongareeska Maraykanka

Trump oo ugu baaqay Ilhaan Omar inay iska casisho Kongareeska Maraykanka

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay in Ilhaan Omar isku casisho hadalkeedii Israel-nacaybka ahaa, kuna naqdisay Galaangalka ay Isreal ku dhex leeyihiin Siyaasadda Maraykanka.

Donald Trump oo ka hadlay Shir ay lahaayeen Golihiisa Wasiiradda ayaa waxa uu sheegay inuu u malaynayo inay Ilhaan Omar iska casisho Kongareeska ama inay ka baxdo Guddiga Arrimaha Dibedda ee Kongareeska Maraykanka.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray inuusan falka Nacaybka meel ku dhex lahayn Kongareeska Maraykanka, waa sida uu hadalka u dhigay, isagoo dhanka kalena Raalli-gelintii ay bixisay ku tilmaamay mid kala dhantaalan, waa sida uu hadalka u dhigay.

Hadalka Trump ee uu ku mucaaradayo Ilhaan Omar ayaa waxa uu ku soo beegmay, hal maalin kadib, markii ay Raalli-gelin ka bixisay hadalkeeda ka dhanka ah Israel iyo Kooxaha Maraykanka ee u ololeeya Danaha Israel oo ay ku sheegtay inay yihiin carruurta Binjamiin Natayaahu.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories