HomeCaalamkaSawirro:-Dad ku dhintay diyaarad ku burburtay dalka Kenya

Sawirro:-Dad ku dhintay diyaarad ku burburtay dalka Kenya

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegtay inay 5 qof oo Ajaaniib ah  ku geeriyoodeen Diyaarad nooca Fudud  oo maanta ku burburtay  Deegaanka Kawaaingi   ee Degmadda  Londiyaana  ee Gobalka Keriijo ee W/galbeed. Diyaaradaasi ayaa la sheegay inay ku sii jeeday Degmadda Lodgar, ka hor intaysan ku dhicin dhul kaymo ah. Lama shaacinin dalalka ay u dhasheen Ajaaniibta ku […]

- Advertisement -

Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegtay inay 5 qof oo Ajaaniib ah  ku geeriyoodeen Diyaarad nooca Fudud  oo maanta ku burburtay  Deegaanka Kawaaingi   ee Degmadda  Londiyaana  ee Gobalka Keriijo ee W/galbeed.

Diyaaradaasi ayaa la sheegay inay ku sii jeeday Degmadda Lodgar, ka hor intaysan ku dhicin dhul kaymo ah.

- Advertisement -

Lama shaacinin dalalka ay u dhasheen Ajaaniibta ku geeriyootay shilkaasi.

Latest stories