HomeWararQaraxyo ka dhacay Magalada Muqdisho

Qaraxyo ka dhacay Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Qaraxa koowaad ayaa waxa uu ka dhacay inta u dhaxeysa Warshada Baastada iyo Coca Cola ee degmada Yaaqshiid,waxaana lala eegtay Kolonyo ka tirsan ciidamada AMIOSM oo halkaaso ku socdaalayay. Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in Miino nooca dhulka lagu aaso ah lala eegtay ciidamada AMISOM gawaari ay la socdeen,sidoo kalena qaraxa kadib la maqlay rasaas […]

- Advertisement -

Qaraxa koowaad ayaa waxa uu ka dhacay inta u dhaxeysa Warshada Baastada iyo Coca Cola ee degmada Yaaqshiid,waxaana lala eegtay Kolonyo ka tirsan ciidamada AMIOSM oo halkaaso ku socdaalayay.

Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in Miino nooca dhulka lagu aaso ah lala eegtay ciidamada AMISOM gawaari ay la socdeen,sidoo kalena qaraxa kadib la maqlay rasaas la sheegay inay fureen ciidamada AMISOM.

- Advertisement -

Weli macada khasaaraha ka dhashay qaraxaas lala eegtay kolonyada AMISOM,waxaana hakad galay Gaadiidka dadweynaha ee ka Shaqeeya Wadada Warshadaha ee Magalada Muqdisho.

Qaraxa labaad ayaa waxa uu ka dhacay laami yaraha soobe,waxaana la sheegay in uu ahaa mid lagu xiray Gaari nooca raaxada ah una eg Gawaarida aan xabada Karin ee loo yaqaano (balad buruuf).

Qaraxaas ayaa dad goobta tegay waxa ay sheegeen in uu ku dhaawacmay ruux gaariga watay,kaas oo aan weli la shaacin waxa uu ahaa,iyada oo ciidamo ka tirsan kuwa booliska Soomaaliya ay goobta tageen.

Latest stories