HomeWararMadaxweynaha Koonfur Galbeed oo Caawa Magacaabis sameeyay

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Caawa Magacaabis sameeyay

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Aamina Maxamed Mursal u magacaabey Lataliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Haweenka iyo xaquuqul insaanka ee Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed. Madaxweynaha kgs aya waxaa uu yirii” Waxaan u rajeynaa in ay Shaqada ay u gudan doonto Sida Dastuurka Dowlad Goboleed Koonfur galbeed soomaaliya waafaqsan. Hoos […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Aamina Maxamed Mursal u magacaabey Lataliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Haweenka iyo xaquuqul insaanka ee Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha kgs aya waxaa uu yirii”

- Advertisement -

Waxaan u rajeynaa in ay Shaqada ay u gudan doonto Sida Dastuurka Dowlad Goboleed Koonfur galbeed soomaaliya waafaqsan.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada Magacaabista.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts