HomeMaqalDhageyso:-Puntland oo joojisay tahriibka

Dhageyso:-Puntland oo joojisay tahriibka

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Laamha amniga dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxa ay ku dhawaaqeen howlgal ka dhan ah ddka tahriibaya iyo Kooxaha wax tahriibiya ee mukhalisiinta loo yaqaano. Magalada boosaaso ee ah Xarunta Gobolka Bari ayaa inta badan waxaa ka baxa dad isugu jira Soomaali iyo Itoobiyaan,kuwaas oo inta badan u tahriiba dalka Yaman si ay ugu sii gudbaan […]

- Advertisement -

Laamha amniga dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxa ay ku dhawaaqeen howlgal ka dhan ah ddka tahriibaya iyo Kooxaha wax tahriibiya ee mukhalisiinta loo yaqaano.

Magalada boosaaso ee ah Xarunta Gobolka Bari ayaa inta badan waxaa ka baxa dad isugu jira Soomaali iyo Itoobiyaan,kuwaas oo inta badan u tahriiba dalka Yaman si ay ugu sii gudbaan dalka Sacuudiga.

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Janreaal Muxudiin Axmed Muuse ayaa sheegay in Ciidamada Booliska uu ku amrayo inay ka hor-tagaan cid kasta oo isku-dayda inay dadka tahriibiso.

Baraha Koontorool ee deegaanada Puntland Ciidamada ku sugan ayuu ku amray inay gacanta ku dhigaan dadka doonaya inay tahriibaan,waxaana uu sheegay in tallaabo laga qaadi doono ciidamadii koontoroolkooda ay ka soo gudbaan dad tahriibayaal ah.

Puntland ayaa horay tiro ka dhowr jeer isku-dayday inay joojiso tahriibka,isla markaana la xir xiray qaar ka mid ah mukhalisiinta,balse aan lagu guuleysan joojinta tahriibka.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland.

Latest stories