HomeWararSawirro:-Nabadsugida Jubbaland oo soo bandhigtay waxyaabaha qarxa

Sawirro:-Nabadsugida Jubbaland oo soo bandhigtay waxyaabaha qarxa

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Ciidanka Nabadsugida iyo Sirdoonka dowlad Goboleedka Jubbaland ee NISA ayaa soo bandhigay waxyaabha qarxa oo ay sheegeen in lagu aasay Gobolka Jubbada Hoose. Howlgal ay sameeyeen Ciidamada Jubbaland ayaa waxa ay Miino nooca dhulka lagu aaso ah kasoo saareen inta u dhexeeysa deegaanada Muuse Xaaji iyo Araare ee Gobolka Jubbada Hoose,halkaasi ay sheegeen in ay […]

- Advertisement -

Ciidanka Nabadsugida iyo Sirdoonka dowlad Goboleedka Jubbaland ee NISA ayaa soo bandhigay waxyaabha qarxa oo ay sheegeen in lagu aasay Gobolka Jubbada Hoose.

Howlgal ay sameeyeen Ciidamada Jubbaland ayaa waxa ay Miino nooca dhulka lagu aaso ah kasoo saareen inta u dhexeeysa deegaanada Muuse Xaaji iyo Araare ee Gobolka Jubbada Hoose,halkaasi ay sheegeen in ay ka wadaan howlgal ka dhaan ah Al-shabaab.

- Advertisement -

Sidoo kale Nabadsugidda Jubbaland ayaa sheegtay in ay soo saareen miinooyin gaaraya ilaa iyo Afar Miino,isla markaana uu weli socdo howlgal Al-shabaab looga saarayo deegaanada ay ka joogaan Jubbaland.

Si kastaba Taliska Hay’adda Nabadsugida Jubbaland ayaa dhowr mar soo bandhigay minooyin ay sheegeen inay fashliyeen,hayeeshee weli Al-Shabaab aysan ka hadlin.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories