HomeWararAkhriso:-Madaxweynaha Hirshabeelle oo markale Gole Wasiiro cusub magacaabay

Akhriso:-Madaxweynaha Hirshabeelle oo markale Gole Wasiiro cusub magacaabay

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta isbedel ku sameeyay Wasaarada Biyaha iyo Macdanta ee Hirshabeelle.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Waare ayaa waxaa Wasiirka Wasaarada Biyaha iyo Macdanta Hirshabeelle loogu magacaabay in uu noqdo Xildhibaan Shuceyb Cabdixakiim Muuse,waxaana Wasiir kuxigeenka loo magacaabay Xildhibaan Cabdiladiif Maxamed Xaaji Cabdi.

Sidoo kale Wareegtada ayaa waxaa lagu magacaabay Qaar kamid ah Wasiiru dowlayaal Wasaaradeed oo kamid ah noqonaya Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

 

Hoos ka Akhriso Wareegtada ka soo baxday Xafiiksa Madaxweynaha Hirshabeelle.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories