HomeCaalamkaSawirro:-Jabhadda ONLF oo hubka dhigtay, Heshiisna la saxiixsatay DDS

Sawirro:-Jabhadda ONLF oo hubka dhigtay, Heshiisna la saxiixsatay DDS

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Maamulka Soomaalida Itoobiya iyo Jabhadda ONLF waaxay shalay Heshiis ku kala saxiixdeen magaalladda Jigjiga oo caasimadda u ah Dowladda Soomaalida Itoobiya.

Ciiddankii Jabhadda ONLF iyo kuwa Maamulkaasi ayaa la sheegay in la isku dhafay, lana mideeyey, iyadoo Askarta ONLF qeyb ka noqon doonaan Ciiddanka Ammaanka iyo Adeegga Rayidka ee Dowladdasi.

Jabhada ONLF oo la asaasay sannadkii 1984-kii waxay u dagalaami jirtey Xorriyadda Dhulka Somali Galbeed ayaa la sheegay inay wada-xaajood la galeen Ra’isul-wasaaraha Ethiopia, Aby Ahmed, taasi oo sababtay inay Madaxda iyo Ciiddanka Jabhaddaasi dib ugu soo laabtaan dalka Itoobiya.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories