HomeWararDuqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Gobolka Jubbada Hoose

Duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Gobolka Jubbada Hoose

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wararka ka imaanaya Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in deegaanka Araare ee Gobolkaas ay ka dhacday duqeyn dhinaca cirka ah. Duqeynta ayaa dhacday  xalay fiidkii,waxaana la sheegay in diyaarado loo maleynayo inay yihiin kuwa Mareykanka ay duqeyn u geysteen Saldhigyo ay lahaayeen dagaalamayaasha Al-Shabaab. Sarkaal u hadlay Jubbaland ayaa sheegay in duqeyntaas lala […]

- Advertisement -

Wararka ka imaanaya Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in deegaanka Araare ee Gobolkaas ay ka dhacday duqeyn dhinaca cirka ah.

Duqeynta ayaa dhacday  xalay fiidkii,waxaana la sheegay in diyaarado loo maleynayo inay yihiin kuwa Mareykanka ay duqeyn u geysteen Saldhigyo ay lahaayeen dagaalamayaasha Al-Shabaab.

- Advertisement -

Sarkaal u hadlay Jubbaland ayaa sheegay in duqeyntaas lala eegtay Xubno ka tirsan Shabaab oo isku aruursanayay Aaga deegaanka Araare,isla markaana khasaaro lagu gaarsiiyay sida uu hadalka u dhigay.

Dhinaca kale dadka deegaanka ayaa iyana ku waramaya inay maqleen jugta culus ee duqeynta,isla markaana ay cabsi soo wajahday walow weli aan la shaacin khasaaro kasoo gaaray duqeyntaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories