HomeWararMaamulka degmada Balcad oo soo saaray Amaro dhinaca Amnga ah

Maamulka degmada Balcad oo soo saaray Amaro dhinaca Amnga ah

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Gudoomiyaha Degmada Bacad, Qaasim Cali Nuur, ayaa faahfaahin ka bixiyay shir looga hadleyey sidii wax looga qaban lahaa Xaaladda amni ee Degmadaaasi oo ay Maalmahan ka jireen shaqaaqooyin. Shirkan oo uu soo qaban qaabiyay maamulka Degmada ayaa waxaa ka qeyb galay, qaar ka mid ah wax garadka, Saraakiisha Ciidamada Qalabka sida iyo kuwa nabad ilaalinta […]

- Advertisement -

Gudoomiyaha Degmada Bacad, Qaasim Cali Nuur, ayaa faahfaahin ka bixiyay shir looga hadleyey sidii wax looga qaban lahaa Xaaladda amni ee Degmadaaasi oo ay Maalmahan ka jireen shaqaaqooyin.

Shirkan oo uu soo qaban qaabiyay maamulka Degmada ayaa waxaa ka qeyb galay, qaar ka mid ah wax garadka, Saraakiisha Ciidamada Qalabka sida iyo kuwa nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM.

- Advertisement -

Guddoomiye, Qaasim , oo u warramayay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in shirka looga hadlay sidii laysaga kaashan lahaa amniga iyo sidii loo heli lahaa isku duubni dhemarta Shacabka Degmada, maamulka iyo Ciidamada.

Qodobbada ka soo baxay kulanka ayuu sheegay in ay ka mid ahaayeen, in aan Qori lagu dhe wadan Karin Magaalada gudaheeda, in aan xabbad lagu dhex ridi Karin iyo in aan gabbaad la siin Qof xiriir la leh Al-Shabaab.

Guddoomiyaha ayaa digniin culus u diray Debleyda dhigata Isbaarooyinka sharci darrada ah, wuxuuna sheegay in ciddii lagu arko Jidgooyo ay ula dagaallamayaan sida Al-Shabaab.

Latest stories