HomeCaalamkaGoormee ayuu furmayaa Shirka Shidaalka Soomaaliya ee Magalada london?

Goormee ayuu furmayaa Shirka Shidaalka Soomaaliya ee Magalada london?

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Magalada london ee dalka Ingiriiska ayaa lagu wadaa in uu ka furmo shir ay dowladda Soomaaliya sheegtay in lagu soo bandhigayo ama suuqgeyn loogu sameynayo Shidaalka Soomaaliya. Shirkaas oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Batroolka ayaa ah mid muran badan dhaliyay,isla markaana dad u badan Siyaasiyiin ay shirkaasi ku sheegeen mid lagu xaraashayo qeyb ka […]

- Advertisement -

Magalada london ee dalka Ingiriiska ayaa lagu wadaa in uu ka furmo shir ay dowladda Soomaaliya sheegtay in lagu soo bandhigayo ama suuqgeyn loogu sameynayo Shidaalka Soomaaliya.

Shirkaas oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Batroolka ayaa ah mid muran badan dhaliyay,isla markaana dad u badan Siyaasiyiin ay shirkaasi ku sheegeen mid lagu xaraashayo qeyb ka mid ah Shidaalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Wasiirka Batroolka Soomaaliya oo ka jawaabayay walaaca bulshada iyo Siyaasiyiinta mucaaradka dowladda ayaa sheegay in shirkaasi uu yahay mid lagu soo bandhigayo sahminta Shidaal ee laga sameeyay Soomaaliya gaar ahaan inta u dhaxeysa Magaalooyinka Hobyo iyo Kismaayo.

Xubno sar sare oo ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya ayaa shirka london ka furmaya ka qeybgeli doono,in kastoo aan weli natiijadiisa soo bixin ayaa hadana dad badan ay dhaliilsan yihiin balse Xukuumadda Soomaaliya aysan dheg jalaq u siinin

Soomaaliya ayaa waxa ay ka mid tahay Wadamada Shidaalka farabadan laga helo hayeeshee nidaam la’aanta ka jirta aawgeed aysan ka faa’iideysan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories