HomeWararXildhibaano ku baxay xiisad dagaal oo ka jirtay degmada Balcad

Xildhibaano ku baxay xiisad dagaal oo ka jirtay degmada Balcad

Date:

Related stories

Duq magaalo oo Mexico ah oo “guursaday” yaxaas si loo raadiyo barwaaqo

Duqa magaalada San Pedro Huamelula ee Mexico ayaa ka qeybgalay xaflad dhaqameed uu “ku guursaday” yaxaas loo labisay sida aroosad, iyadoo dadka deegaanka ay rumeysan yihiin in munaasabaddan ay keento barwaaqo, roob iyo wax-soo-saar wanaagsan.

Haweeney Ruush ah oo 27 jeer uur qaaday, 69 carruur ah dhashay

Valentina Vassilyeva ayaa taariikhda lagu xusay inay 27 jeer uur qaadday, iyadoo dhashay 69 carruur ah, oo ay ku jiraan 16 laban-laab, 7 saddex-laab iyo 4 afar-laab.

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Labadii maalmood ee la soo dhaafay waxaa degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ka taagneyd xiisad dhalisay Gacan ka hadal oo u dhaxeyay Guddoomiyaha degmadaas iyo taliyaha NISA ee degmada Balcad. Xildhibaano uu ka mid yahay Xildhibaan Cabduqaadir Carabow oo ka tirsan Golaha Shacabka,Xildhibaan Bulli iyo Xildhibaan Maxamuud Xuseen gudbaayo oo ka tisan Baarlamaanka Hir-Shabeelle […]

- Advertisement -

Labadii maalmood ee la soo dhaafay waxaa degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ka taagneyd xiisad dhalisay Gacan ka hadal oo u dhaxeyay Guddoomiyaha degmadaas iyo taliyaha NISA ee degmada Balcad.

Xildhibaano uu ka mid yahay Xildhibaan Cabduqaadir Carabow oo ka tirsan Golaha Shacabka,Xildhibaan Bulli iyo Xildhibaan Maxamuud Xuseen gudbaayo oo ka tisan Baarlamaanka Hir-Shabeelle ayaa ku baxay xiisadaas si loo soo afjaro.

- Advertisement -

Kulan ka dhacay degmad Balcad oo ay goobjoog ka ahaayeen Xildhibaan Cabduqaadir Carabow,Xildhibaanada ka tirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle,Guddoomiyeyaashii hore ee Balcad Saneey iyo Xaadoole  ayaa lagu kala qaaday ciidamadii dagaalamay.

Dagaalkii ka dhacay degmada Balcad ayaa markii hore kasoo bilaawday khilaaf dhexmaray Xoghayaha degmada Balcad Yuusuf Cali Meyraale iyo guddoomiyaha degmadaas,hayeeshee uu saameeyay Taliyaha Nabadsugida degmadaasi Balcad.

Latest stories