HomeCaalamkaSawirro:-Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka ambabaxay Magalada Muqdisho & u jeedka safarkiisa...

Sawirro:-Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka ambabaxay Magalada Muqdisho & u jeedka safarkiisa oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho waxaa Maanta ka dhoofay wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Xildhibaanada Aqalka Sare ee Soomaaliya Mudane Cabdi Xashi Cabdillaahi. Wafdi oo ka kooban Xubno ka tirsan Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ay kusii jeedaan Magaalada Seoul  oo ah Caasimada Jamhuuriyadda Kuuriyada koonfureed. Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho waxaa Maanta ka dhoofay wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Xildhibaanada Aqalka Sare ee Soomaaliya Mudane Cabdi Xashi Cabdillaahi.

Wafdi oo ka kooban Xubno ka tirsan Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ay kusii jeedaan Magaalada Seoul  oo ah Caasimada Jamhuuriyadda Kuuriyada koonfureed.

- Advertisement -

Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ayaa wafdiga Garoonka Diyaaradaha kasii sagootiyay,waxaana dalka Jamhuuriyadda Kuuriyada koonfureed uga qeybgeli doonaan Kulan Caalami ah oo looga hadlayo arrimaha Nabada Aduunka.

Shirkaas Nabada Aduunka ee  ka dhacaya Magaalada Seoul   ayaa kusoo aadaya xilli Soomaaliya ay ka mid tahay wadamada dhibaatooyinka kala duwan ay ka dhacayaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts