HomeCaalamkaMareykanka oo faah faahiyay duqeymo uu ka fuliyay Gobolka Sh/Hoose

Mareykanka oo faah faahiyay duqeymo uu ka fuliyay Gobolka Sh/Hoose

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Taliska Ciiddanka Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika ee AFRICOM waxay sheegeen inay 2 Duqeyn dhanka cirka ku qaadeen Al-Shabaab 48-kii saacadood ee la soo dhaafay. Hadal-qoraal oo uu AFRICOM soo saaray  ayuu ku sheegay iyagoo taageero siinaya Ciiddanka DFS inay  bishan 3-dii qaadeen Duqeyn ay la beegsadeen fariisin ay Al-Shabaab ku leeyihiin Degaanka Gendershe ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska Ciiddanka Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika ee AFRICOM waxay sheegeen inay 2 Duqeyn dhanka cirka ku qaadeen Al-Shabaab 48-kii saacadood ee la soo dhaafay.

Hadal-qoraal oo uu AFRICOM soo saaray  ayuu ku sheegay iyagoo taageero siinaya Ciiddanka DFS inay  bishan 3-dii qaadeen Duqeyn ay la beegsadeen fariisin ay Al-Shabaab ku leeyihiin Degaanka Gendershe ee Gobalka Sh/hoose, waa sida ay hadalka u dhigeen.

- Advertisement -

AFRICOM waxay kaloo sheegeen inay bishan Feberaayo 5-dii ay duqeyn kale ka geysteen meel ku dhow Deegaanka Leego ee Gobalka Sh/hoose.

Hadalka qoraalka ee AFRICOM waxay ku sheegeen inaysan dad rayid ah khasaaro ka soo gaarin Duqeymahaasi waa sida ay hadalka u dhigeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts