HomeCaalamkaBaarlamaanka Turkiga oo mudo kordhin u sameeyay Ciiddankooda ku sugan Somalia

Baarlamaanka Turkiga oo mudo kordhin u sameeyay Ciiddankooda ku sugan Somalia

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Mudanayaasha Barlamaanka dalkaasi waxay shalay ansixiyeen xilli-kordhinta Ciiddanka Turkishka ee ka hawl-gala Deegaanadda Istaraatijiyadda ee ku yaalla Somalia, Gacanka Cadmeed iyo Badda Carbeed. Barlamaanka dalkaasi waxay sheegeen inay ansixiyeen Mooshin ay Xukuumadda Turkiga u soo gudbiyeen oo ku aadanaa ansixinta xilli-u-kordhinta Ciiddankaasi, iyadoo la isku raacay inay ciiddankaasi sii hawl-galaan ilaa bisha Feberaayo 10-da ee […]

- Advertisement -

Mudanayaasha Barlamaanka dalkaasi waxay shalay ansixiyeen xilli-kordhinta Ciiddanka Turkishka ee ka hawl-gala Deegaanadda Istaraatijiyadda ee ku yaalla Somalia, Gacanka Cadmeed iyo Badda Carbeed.

Barlamaanka dalkaasi waxay sheegeen inay ansixiyeen Mooshin ay Xukuumadda Turkiga u soo gudbiyeen oo ku aadanaa ansixinta xilli-u-kordhinta Ciiddankaasi, iyadoo la isku raacay inay ciiddankaasi sii hawl-galaan ilaa bisha Feberaayo 10-da ee sanadka soo socda ee 2020-ka.

- Advertisement -

Waa markii 11-aad ee Barlamaanka Turkiga ansixiyaan in Ciiddamo loo daad-gureeyo, kana hawlgalaan Xeebaha somalia, Gacanka Cadmeed iyo Badda Carbeed oo uu Barlamaanka Turkiga markii ugu horreysay ansixiyeen sannadkii 2008-da.

Latest stories