HomeCaalamkaXilliga la furi doono Garoonka Diyaraadaha ee laga dhisayo Magaalladda Baraawe oo...

Xilliga la furi doono Garoonka Diyaraadaha ee laga dhisayo Magaalladda Baraawe oo la shaaciyey

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Enjineer Xuseen Caddow oo ka tirsan Shirkadda Maalgelinta Dhismaha ee Bubaali ee gacanta ku haysa dhismaha Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Baraawe ayaa sheegay inuu heer gebagebo ah marayo Hawlaha Garoonkaasi. Mas’uulkaasi ayaa waxa uu hadalkaasi ka sheegay mar uu Taliyaha qeybta 1-aad ee Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM, Jeneral Misheel Kabango kormeer […]

- Advertisement -

Enjineer Xuseen Caddow oo ka tirsan Shirkadda Maalgelinta Dhismaha ee Bubaali ee gacanta ku haysa dhismaha Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Baraawe ayaa sheegay inuu heer gebagebo ah marayo Hawlaha Garoonkaasi.

Mas’uulkaasi ayaa waxa uu hadalkaasi ka sheegay mar uu Taliyaha qeybta 1-aad ee Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM, Jeneral Misheel Kabango kormeer hawleed ku tegay Garoonkaasi oo la filayo inay adeegsadaan Duullimaadyadda sahayda u wada Ciiddanka AMISOM ee ka hawl-gala Gobalka Sh/hoose.

- Advertisement -

Enjineer Xuseen Caddow waxa uu u sheegay Taliyahaasi inay ku hawlan yihiin dhamaystirka dhabaha ay Diyaaradaha ku cararaan ee (Runway)-ga, isla markaana ay rajeynayaan inay dhamasytiraan dhamaadka bisha soo socota ee Feberaayo ee sannadkan 2019-ka.

Garoonkaasi waxa uu Ciiddanka AMISOM u fududeyn doonaan in  Diyaaradaha Xamuulka iyo kuwa Helikopterka lu adeegsadaan sidii loogu  soo daabuli lahaa Sahaydooda iyo saanadooda Milliteri,  isla markaana ay ka kaaftoomi doonaan in shixnadaha loo soo marsiiyo dhulka.

Si kastaba ha ahaatee, Saraakiisha Taliska Hawlgalka AMISOM waxay horey walaac xooggan uga muujiyeen khatarta  xooggan ee ay Ciiddankooda kala kulmaan Waddooyinka isku xirta magaalladda Muqdisho iyo Goballadda Labada Shabelle.

- Advertisement -

Latest stories