HomeCaalamkaSawirro:-Dad ku geeriyooday qarax ka dhacay Galbeedka dalka Yemen

Sawirro:-Dad ku geeriyooday qarax ka dhacay Galbeedka dalka Yemen

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Saraakiisha Ammaanka ee dalkaasi ayaa sheegay in mooto lagu soo xiray waxyaabaha qarxa ay xalay ku qaraxday Suuq ku yaalla magaalladda Mokha ee kaabiga ku haysa Badda Cas. Qaraxaasi waxaa la sheegay inay 6 qof ku geeriyotay, halka 26 kalena ku dhaawacmeen, iyadoo dhibanaayaasha ay u badnaayeen dad ka casheynayey Maqaayad ku dhex taalla Suuqa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiisha Ammaanka ee dalkaasi ayaa sheegay in mooto lagu soo xiray waxyaabaha qarxa ay xalay ku qaraxday Suuq ku yaalla magaalladda Mokha ee kaabiga ku haysa Badda Cas.

Qaraxaasi waxaa la sheegay inay 6 qof ku geeriyotay, halka 26 kalena ku dhaawacmeen, iyadoo dhibanaayaasha ay u badnaayeen dad ka casheynayey Maqaayad ku dhex taalla Suuqa uu qaraxu ka dhacay.

- Advertisement -

Ma kala cadda in qaraxaasi lala maaganaa Ciiddan taabacsan Dowladda oo ku sugnaa goobtaasi, mana jirto koox sheegatay mas’uuliyadda weerarkaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts