HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo gaaray Magalada Garoowe

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Magalada Garoowe

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta goordhow waxa ay gaareen Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal.

Wafdiga ayaa waxa ay ka qeybgeli doonaan Xaflada Caleemo saarka Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni,waxana shalay Garoowe gaaray wafdi wasiiro ah oo horudhac u ah wafdiga Madaxweynaha.

- Advertisement -

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni,kuxigeenkiisa,Xildhibaano qaar ka mid ah Madaxda Maamul Goboleedyada ayaa soo dhaweeyay wafdiga Madaxweyne farmaajo,waxaana uu salaan sharaf ka qaatay Ciidamada Bambeyda oo goobta ku diyaarsanaa.

Madaxweynaha waxaa Garoowe kaga sii horeeyay Xubno badan oo ka mid ah mucaaradka dowladda Federaalka,kuwaas oo shalay badankood gaaray Garoowe iyo mas’uuliyiin badan oo ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya.

Latest stories