HomeWararWeerar ka dhacay Boosaaso & dhimasho iyo dhaawac ka dhashay

Weerar ka dhacay Boosaaso & dhimasho iyo dhaawac ka dhashay

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Ugu yaraan hal qof ayaa dhintay labo kalana waa ay dhawaacmeen kadib markii rag hubeysan ay rasaasku fureen tahriibayaal u dhashay dalka itoobiya oo marayay bartamaha suuqa weyn ee magaalada  Boosaaso habenimadii xalay Ninka dhintay iyo kuwa dhaacmay ayaa lagu soo waramayaa in ay Boosaaso ujoogeen  inay ka tahriibaan iyagoo ku sii jeeday  Jasiiradaha Carabta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan hal qof ayaa dhintay labo kalana waa ay dhawaacmeen kadib markii rag hubeysan ay rasaasku fureen tahriibayaal u dhashay dalka itoobiya oo marayay bartamaha suuqa weyn ee magaalada  Boosaaso habenimadii xalay

Ninka dhintay iyo kuwa dhaacmay ayaa lagu soo waramayaa in ay Boosaaso ujoogeen  inay ka tahriibaan iyagoo ku sii jeeday  Jasiiradaha Carabta waxayna u dhasheen dalka ithoobiya

- Advertisement -

Sarkaal katirsan Maamulka puntland ayaa sheegay in ragii weerarkaasi geystay  ay baxsadeen haatana ay baaritaano wadaan .

Ma ahan markii ugu horeysay tahriibayaal u dhashay dalka itoobiya lagu weeraro Boosaaso horaantii Bishii Oktobar ee sanadkii 2018 isla Boosaaso waxaa lagu dilay sedax qof oo  itoobiyaan ahaa oo doonayay inay tahriibaan.

Magalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay ka mid tahay magaalooyinka ugu amniga xun Puntland,waxaana inta badan ka dhaca dilal qorsheysan oo loo geysto Ciidamada iyo dadka xilalka ka haya Maamulkaas,iyada oo dilalkaas ay sheegtaan Al-Shabaab iyo Kooxda Daacish.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts