HomeWararSawirro:-Madaxweynaha KGS oo la kulmay wafdi ka socda UNSOM

Sawirro:-Madaxweynaha KGS oo la kulmay wafdi ka socda UNSOM

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Madaxweyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa Maanta xafiiskiisa ee Xarunta Madaxtooyada waxa uu ku qaabilsay wafdi ka socday UNSOM.

Wafdiga ayaa waxaa hoggaaminayay Wakiilka UNSOM e Magalada Baydhabo,waxana goobjoog ka ahaa Xubno uu ka mid yahay Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Koonfur Galbeed.

- Advertisement -

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed(laftagareen) ayaa sheegay in labada dhinac ay ka wada hadeen sidii ay qeyb uga qaadan lahaayeen shirarka dib u heshiisiin ee Maamulkiisa ka wado Baydhabo.

Waxay nagu amaaneen anaga oo cidna nasoo dhex galin inaan kulumo dib u heshiisineed aan ku qabsano magaalada Baydhabo waxay noo balan qaadeen in gacan naga siin doonaan sidii Al-Shabaab looga saari lahaa deegaanada KGS.

Latest stories