HomeMaqalDhageyso:-Ninkii Ajnabiga ee lagu qabtay Garoonka Muqdisho oo wata laba baasaboor &...

Dhageyso:-Ninkii Ajnabiga ee lagu qabtay Garoonka Muqdisho oo wata laba baasaboor & Xukuumadda oo faah faahisay

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Ninkaan oo u dhashay dalka Ingiriiska ayaa Ciidamada Ammaanka Sabtidii lasoo dhaafay oo Taariikhdu ku beegneyd 19-kii Bishaan waxay ay ka qabteen garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaaladda Muqdisho,iyada oo la geeyay Xarunta  Dambi baarista ee C.I.D.. Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa shalay amrtay in xabsiga dhexe lagu sii haayo Antony Thomas,kaas oo xilligii garoonka lagu […]

- Advertisement -

Ninkaan oo u dhashay dalka Ingiriiska ayaa Ciidamada Ammaanka Sabtidii lasoo dhaafay oo Taariikhdu ku beegneyd 19-kii Bishaan waxay ay ka qabteen garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaaladda Muqdisho,iyada oo la geeyay Xarunta  Dambi baarista ee C.I.D..

Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa shalay amrtay in xabsiga dhexe lagu sii haayo Antony Thomas,kaas oo xilligii garoonka lagu qabanayay watay qalabka loo isticmaalo suntan dadka ka ilmeeysiisa,isla markaana uu laamaha amniga ka qariyay sida ay sheegtay Maxkamada Gobolka Banaadir.

- Advertisement -

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in Ninkaan markii baaritaan lagu sameeyay la ogaaday inuu wato lab baasaboor oo kala ah wadamada Ingiriiska iyo faransiiska ,isla markaana lagu qabtay meesha ugu horeysa ee laga gala garoonka.

Wasiir Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa sheegay in Ninkaas uusan aheyn mid dambiyo kasoo galay dalal kale iyo in uu geysan rabay fal la xiriiro amnidarro ama qarax,hayeeshee baaritaano uu ku socdo,isla markaana laamaha amniga ay u deynayaan.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Xukuumadda Soomaaliya.

Latest stories