HomeCaalamkaWasiirkii hore ee Isgaarsiinta ee dalka Ethiopia oo xabsiga la dhigay

Wasiirkii hore ee Isgaarsiinta ee dalka Ethiopia oo xabsiga la dhigay

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Dowladda Ethiopia waxay sheegtay in Xabsiga la dhigay Wasiirkii  hore ee Wasaaradda Isgaarsiinta ee dalkaasi, Bereket Semon.

Ciiddanka Ammaanka ee dalkaasi ayaa la sheegay inay Wasiirkaasi  Waaberigii hore ee saakayto ka soo qabteen gurigiisa oo ku yaalla  caasimadda dalkaasi ee Addis Abeba.

- Advertisement -

Bereket Semon  waxaa lala soo xiray Siyaasi kale oo lagu mgacaaabo TADESE KASSA oo xubin ka ah Xisbiga Isbahaysiga Amxaaradda ee Amhara National Democratic Party.

Latest stories