HomeCaalamkaSawirro:-Kheyre oo Qaabilay Safiirada Cusub Ee Indonosia iyo Masar

Sawirro:-Kheyre oo Qaabilay Safiirada Cusub Ee Indonosia iyo Masar

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirrada cusub ee Soomaaliya ay u soo magacaawdeen dawladaha Indonosia iyo Masar, Soehadjono Sastromihardjo iyo Mohamed Ibrahim Nasar Salem. Safiirrada cusub ee Indonosia iyo Masar oo maanta madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo uu ka guddoomay aqoonsiyadooda safiirnimo ayuu Ra’iisul wasaare Khayre […]

- Advertisement -

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirrada cusub ee Soomaaliya ay u soo magacaawdeen dawladaha Indonosia iyo Masar, Soehadjono Sastromihardjo iyo Mohamed Ibrahim Nasar Salem.

Safiirrada cusub ee Indonosia iyo Masar oo maanta madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo uu ka guddoomay aqoonsiyadooda safiirnimo ayuu Ra’iisul wasaare Khayre kala hadlay adkaynta xariirka soo jireenka ah iyo is-kaashiga ka dhexeeya wadamadooda iyo Soomaaliya.

- Advertisement -

Ra’iisul wasaare Kheyre ayaa sidoo kale qaabilay safiirka Talyaaniga u fadhiya Muqdisho, Carlo Campalina, oo ay ka wada hadleen xariirka iyo danaha isku tolan ee labada dawladood.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories