HomeCaalamkaBooliska Kenya oo soo bandhigay Sawirada rag ay sheegeen inay ku lug...

Booliska Kenya oo soo bandhigay Sawirada rag ay sheegeen inay ku lug lahaayeen Weerarkii Nairobi

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Wargeyska The Standard ee ka soo baxa Nairobi ayaa qoray inay Boliska dalkaasi ka codsadeen dadweynaha inay taageero ka geystaan sidii loo soo qaban lahaa 6 nin oo Kenyan ah, kuwaasi oo la tuhunsan yahay inay ku lug lahaayeen Weerarkii ay Al-Shabaab Talaadadii hore ku qaadeen Hotelka Dusit D2 ee ku yaalla Bartamaha magaalladda Nairobi.

Boliska Kenya waxay  sheegeen in ragga ay baadi-goobayaan  lagu kala magacaabo:

- Advertisement -

1- Didu Maxamed Fujija “Duktur”,

2- Xuseen Aadan Xuseen “Etto”

3- Qadaafi Munene,

- Advertisement -

4- Cabdi Cali Kanjora,

5- Boru Cabdi Bidu

6- Ramadaan Waariyo Bonaya “Rasho”.

Dhinaca kale, Wargeyska The Standard waxa u uka soo xigtay Boliska dalkaasi in raggaasi oo ka soo jeeda magaalladda isiyoolo la sheegay inay Al-Shabaab ku  biireen labo sanno ka hor, isla markaana ay haatan ku sugan yihiin gudaha dalka Kenya.

Latest stories