HomeCaalamkaSawirro:-Dad ku dhintay dab ka kacay Faransiiska

Sawirro:-Dad ku dhintay dab ka kacay Faransiiska

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Dab xooggan ayaa waxa uu Waaberigii hore ee saakayto ka kacay Dhismo ay Shaqaale degganaayeen oo ku yaalla bartamaha magaalladda Albiine ee Gobalka Safooye  ee dalka Faransiiska.

Labo qof ayaa la sheegay inay ku geeriyoodeen, halka ay ugu yaraan 22 kalena ku dhaawacmeen, sida ay baahiyeen Warbaahinta Gudaha ee Faransiiska.

- Advertisement -

Telefishinka Wararka ee BFM TV ayaa sheegay inuu dabku ka kacay dabaqa 3-aad ee Dhismaha uu dabku ka kacay.

Kooxaha dab-damiska  oo tiradoodu dhan tahay 70-shaqaale ayaa gacan ka geystay daminta dabkaasi, waxayna sheegeen inay dhismahaasi ka soo heleen maydadka 2 qof oo aad u gubtay, 4 dhaawacyo culus qaba iyo 18 kale oo uu dhaawacyo fudud soo gaaray.

60 qof ayaa laga daad-gureeyey Dhismaha uu dabku qabsaday, mana  kala cadda waxa sababay dabkaasi khasaaraha dhimashadda iyo burburka hantiyeed geystay.

- Advertisement -

Latest stories