HomeCaalamkaSawirro:-Dowlada Qatar oo Soomaaliya ugu deeqday 68 Gawaarida Gaashaaman ah

Sawirro:-Dowlada Qatar oo Soomaaliya ugu deeqday 68 Gawaarida Gaashaaman ah

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Dowladda Soomlaiya ayaa Maanta dowladda Qatar kala wareegtay qaar ka mid ah Gaadiidka nooca gaashaaman oo loogu talo galay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed. Gaadiidkaan oo gaaraya 68 ayaa waxaa Dowladda Qatar kala wareegay Munaasabad kooban oo ka dhacday Muqdisho,wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) iyo taliyaha ciidanka xooga Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) Mas’uuliyiin ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Soomlaiya ayaa Maanta dowladda Qatar kala wareegtay qaar ka mid ah Gaadiidka nooca gaashaaman oo loogu talo galay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.

Gaadiidkaan oo gaaraya 68 ayaa waxaa Dowladda Qatar kala wareegay Munaasabad kooban oo ka dhacday Muqdisho,wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) iyo taliyaha ciidanka xooga Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe)

- Advertisement -

Mas’uuliyiin ka socotay dowladda Qatar  ayaa waxa ay sheegeen in Gaadiidkan ay ugu talo galeen inay ku howlgallaan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ee dagaalka kula jira dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Wasiirka Gaashaandhigga Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) aya dowladda Qatar uga mahad celiyay taageerada ay marwalba la garab taagan tahay soomaaliya iyo Gaadiidka nooca gaashaadhaan oo ay Maanta ugu deeqday.

Taliyaha Ciidanka xooga dalka sareeye gaas Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) ayaa dhawaan Muqdisho kula kulmay Saraakiil ka socotay Taliska Malatariga Dalka Qatar,kuwaas oo balan qaday inay Ciidamada xooga dalka ka caawin doonaan dhinaca tababarada.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts