HomeCaalamkaNin la sheegay inuu weerari lahaa Aqalka Cad ee Maraykanka oo la...

Nin la sheegay inuu weerari lahaa Aqalka Cad ee Maraykanka oo la xiray

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Hay’adda Dembi-baarista Boliska Federalka Maraykanka ee FBI ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigeen nin ay magaciisa ku sheegeen Haasher Jalaal Taxib oo 21-jir ah, kaasi oo lagu tuhunsan yahay inuu qorsheynayey weeraro uu la beegsado Dhismaha Aqalka Cad ee maagalladda Washington. FBI-da waxay sheegeen inay Ninkaasi shalay ka soo qabteen duleedka magaalladda Atlanta ee Gobalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’adda Dembi-baarista Boliska Federalka Maraykanka ee FBI ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigeen nin ay magaciisa ku sheegeen Haasher Jalaal Taxib oo 21-jir ah, kaasi oo lagu tuhunsan yahay inuu qorsheynayey weeraro uu la beegsado Dhismaha Aqalka Cad ee maagalladda Washington.

FBI-da waxay sheegeen inay Ninkaasi shalay ka soo qabteen duleedka magaalladda Atlanta ee Gobalka Joorjiya, xilli uu hub ku haystay gaarigiisa, waa sida ay hadalka u dhigeen.

- Advertisement -

Waxaa kaloo Ninkaasi lagu eedeynayaa inuu doonayey inuu waxyeello ama burbur u geysto Dhismaha Aqalka Cad, isagoo adeegsanaya Rasaas ama waxyaabaha qarxa.

Boliska waxay sheegeen inay ninkaasi ku raad joogeen tan iyo bishii Maarso ee sannadkii hore , kadib, markii ay dad la shaqeeya Hay’addaha Ammanka Maraykanka u soo far-muuqeen.

Haasher Jalaal Taxib ayaa la sheegay inuu doonayey inuu magacisia bedesho, si uu u helo Baasaboor uu qorsheynayey inuu kaga dhoofo dalka Maraykanka, si uu ugu biiro Kooxaha Islaamiyiinta ka dagaalanta dalalak Syria iyo Iraq.

- Advertisement -

FBI-du waxay kaloo tilmamaan inuu Ninkaasi doonayey inuu weerar ka geysto Aqalka Cad iyo Taalladda Xorriyadda oo ku taalla New York.

Sidoo kale, FBI-du waxay sheegeen inuu Haasher Jalaal Taxib u sheegay Ilo ka tirsan Hay’addaasi inuu Dagaalka Jihaadka yahay  dhimashadad ugu baahsan Islaamka iyo qiimaha Islaamka.

Taheb told the FBI source that “jihad was the best deed in Islam and the peak of Islam.”

Si kastaba ha ahaatee, lama sheegin Xilliga la soo maxkmaadeyn doono Haasher Jalaal.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts