HomeCaalamkaAl-Shabaab oo soo bandhigay sababtii ay u weerareen Hotel ku yaalla Nairobi

Al-Shabaab oo soo bandhigay sababtii ay u weerareen Hotel ku yaalla Nairobi

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

War ka soo baxay Xarakadda Alshabaab ayaa waxaa lagu sheegay in Weerarkii ay Talaadadii ku qaadeen Hotelka Dusit D2 ee magaalladda Nairobi uu jawaab u ahaa Go’aankii uu Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ee uu Caasimadda Israel ugu aqoonsadeen magaalladda Quddus-ta La-hayo  ee dhulalka Reer Falastiin. Labo Qoraal oo ay Alshabaab soo saareen waxay ku sheegteen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War ka soo baxay Xarakadda Alshabaab ayaa waxaa lagu sheegay in Weerarkii ay Talaadadii ku qaadeen Hotelka Dusit D2 ee magaalladda Nairobi uu jawaab u ahaa Go’aankii uu Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ee uu Caasimadda Israel ugu aqoonsadeen magaalladda Quddus-ta La-hayo  ee dhulalka Reer Falastiin.

Labo Qoraal oo ay Alshabaab soo saareen waxay ku sheegteen mas’uuliyadda Weerarkaasi, iyagoo sheegay inuu Hawlgalkaasi jawaab cad u yahay hadalkii Donald Trump iyo Go’aankiisii uu Caasimadda israel ugu aqoonsaday magaalladda Quddus-ta la-haysto ee Reer Falastiin.

- Advertisement -

si kastaba ha ahaatee, Alshabaab waxay sheegeen inay sii wadi doonaan Hawlgalka ay kaga soo horjeedaan Go’aanka Maraykanka ee ay magaalladda Quddus ugu aqoonsadeen Caasimadda Israel.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts