HomeWararSawirro:-Xaflada Caleemo saarka Madaxweyneaha KG oo ka socota Baydhabo

Sawirro:-Xaflada Caleemo saarka Madaxweyneaha KG oo ka socota Baydhabo

Date:

Related stories

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa ka socota Xaflada Caleemo saarka Madaxweynaha Cusub ee Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed,kaas oo 19 Bishii tegtay ee December Sanadkii 2018 lagu doortay Magalada Baydhabo. Munaasabada Caleemo saarka waxaa ku sugan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,Guddoomiyaha Golaha Shacabka,Wasiiro xildhibaan Xubno matalaya dowlad goboleedyada iyo wafdi ka socda Beesha Caalamka. […]

- Advertisement -

Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa ka socota Xaflada Caleemo saarka Madaxweynaha Cusub ee Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed,kaas oo 19 Bishii tegtay ee December Sanadkii 2018 lagu doortay Magalada Baydhabo.

Munaasabada Caleemo saarka waxaa ku sugan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,Guddoomiyaha Golaha Shacabka,Wasiiro xildhibaan Xubno matalaya dowlad goboleedyada iyo wafdi ka socda Beesha Caalamka.

- Advertisement -

Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa khudbadii uu ka Jeediyay Munaasabadda waxaa uu kaga hadlay sida loo garab Istaagi karo Maamulka Cusub Ee KG, Isaga oo ku Amaanay sida uu ugu diyaar garoobay Qorshooyinkiisa Siyaasadeed Ee ku Aadan Maamulka KG.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale balan qaaday Isaga oo ka Wakiil ah Guddoonka Golaha Shacabka inuUu kala Qeyb qaadanayo Madaxweyne Lafta Gareen Ssdii loo sameen lahaa dib U Heshiisiin buuxda oo uu Lafta-Gareen Ku Dhawaaqay .

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabduulaahi Farmaajo ayaa ka mid ah Madaxda Xaflada Khudbada ka jeediyay,isaga oo dardaaran u jeediyay Madaxweynaha Koonfur Galbeed  Cabdi Casiis Xasan Maxamed(lafgareen.

- Advertisement -

Latest stories